Dhagayso: Golaha Wakiilada Somaliland oo Gacanta iskula tagay

download3Fadhi ay maanta yeesheen Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa hadheeyey qalalaase iyo is-marin-waa, kadib markii mudanayaasha muxaafidka ahi ay keeneen sadex mooshin oo mid ka mid ah hoos loogu dhigayo tirada lagu ridi karo gudoomiyaha.

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo markii dambe mudanayasha ku war galiyay in uu xidhan yahay fadhigaasi ayaa waxa dhashay buuq keenay muran xoogan oo ay iskaga soo hor jeedaan mudanayasha gudoomiyaha taageersan iyo kuwa ka soo hor jeeda.

Halkaan ka dhagayso Muranka wakiilada Somaliland:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here