Dhagayso: Ganacsiga Suuqa Islii oo maalinkii 2-aad xiran

isliiSuuqa xaafadda ay Soomaalidu ku badan tahay ee magaalada Nairobi ee Islii ayaa maalintii labaad xiran, ka dib markii ganacsatada Soomaalida ee suuqaasi ay go’aansadeen inay shaqada joojiyaan muddo sadex maalmood ah.

Ganacsatada ayaa waxa ay ka cabanayaan dad warata ah oo albaabada xarumahooda gamacsiga iyo jidadka suuqa ku soo batay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here