Dhagayso: Fiqi oo weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Xasan & Kooxdiisa

115Madaxii hore ee sirdoonka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Xasan Shiikh iyo kooxdiisa, waxaana uu ku eedeeyay ineey wadaan qorsho ay doorashada soo socoto ku afduubayaan.

Waxa uu Doowlada ku eedeeyay ineey ku mashquulsantahay qorista odoyaal dhaqameedyo been abuur ah islamarkaasina ay u sameyneyso kaarar aqoonsi oo been abuur ah, si loogu musuq maasuqo doorashada.

Sidoo kale waxa uu DF ku eedeeyay ineey joojisay shirarkii wax garadka ku yeelan lahaayeen Hoteelada Muqdisho.

Halkan ka dhagayso: 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here