Dhagayso: Faaqidaad ku saabsan Saameynta Internet-ka ka Go’an Soomaaliya

Internetka ayaa koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ka maqan muddo saddex toddobaad ah kadib markii xarigga internet-ka ee Fiber Optic uu Bishii hore dabayaaqadeedii markab uu gooyey xargahaasi, taasina waxay keentay inuu hawada ka baxo adeeggii internet-ka ee meelo badan oo Soomaaliya ah.

Halkan ka dhagayso warbixin ay VOA-da ka diyaarisay:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here