Dhagayso: EU oo beenisay inay faquuqdo Soomaalida

Midowga Yurub ayaa sheegay in ay baaritaan ku samaynayaan eedeymo sheegaya n xaruntooda ay ka dhisanayaan magaalada Muqdisho aysan u ogolaan doonin in qof soomaali ah uu ka shaqeeyo. Arrintan ayaa dood kulul ka dhex dhalisay baraha bulshada, ka dib markii lagu shaaciyey Saxaafada internetka ee Dalsoor Media.

Wakiilka midowga Yurub u qaabilsan Somalia Michele Cervone D’urso ayaa BBC-da arintaasi uga waramay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here