Dhagayso: Doowlada & Al-shabaab oo maanta ku dagaalamay SOS

images (1)Ciidamada Doowlada oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo kuwa Al-shabaab, ayaa maanta dharaar cad ku dagaalamay deegaanka SOS ee degmada Huriwaa.

Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ay dagaalyahano shabaab katirsan weerar kusoo qaadeen Ciidamada Doowlada.

Dagaalka ayaa sababay qasaaro soo gaaray dad shacab ah oo goobta ka ag dhawaa.

Halkaan ka dhagayso wareysi arintaas ku saabsan:

 

[audio

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here