Dhagayso: Dhibaato Ka Taagan Webiga Shabeelle ee Guray

39037BF2-30A0-4BDE-9344-84CF2B658B77_w640_r1_sBiya la’aanta wabiga Shabeelle ayaa saameeyay dadka ku dhaqan hareeraha wabiga, sida dadla ku nool degmada Afgooye ee gobolka.

Biyaha Wabiga waxaa siyaabo kala duwan ugu tiirsanaa sida Beeraha waraabka, doomaha yaryar ee iskaga gudba xaafadaha kala qaybiyaha wabiga iyo dhalinyara muruqmaal ah oo ku shaqyansan jiray.

Dhammaan arrimahaas ayaa imninka meesha ka baxay, taasi oo keentay shaqo la’aan baahsan iyo nolosha dadka oo dhibaato xooggan ay soo food saartay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here