Dhagayso: DF oo ka laabatay go’aan ku mamnuucday xuska ciida Kirismiska

9D3AE764-6D89-4D40-9D15-24CBB5B0D897_w640_r1_s_cx24_cy16_cw76Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee dowladda Somalia, Cabdulqaadir Sheekh Cali Baqdaadi ayaa sheegay inaanu jirin go’aan guud oo xukuumaddeed ah oo mamnuucaya in Somalia lagu dhigo xafladdo lagu xusayo ciidda masiixiga iyo dabbaaldegga sannadka cusub.

Wasiirka ayaa sheegay inay jiraan in qaar ka tirsan culumadu ay soo jeediyeen talooyin ah in xaflado dalka lagu dhigo ay keeni karaan khalkhal dhinaca amniga, ayna ku taliyaan in laga hortago.

Halkan ka dhagayso wareysiga wasiirka oowqaafta iyo diinta:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here