Dhagayso: Danjire Jamaa oo ka hadlay rabshadaha suuqa Islii

Untitled-3_FotorDanjiraha Soomaaliya ee waddanka Kenya Jamaal Maxamed Xassan ayaa ka hadlay rabshadaha maalmihii la soo dhaafay ka taagnaa Suuqa Soomaalida ee Islii iyo qoxootiga laga celinayo xeryaha dalkaasi.

Rabshadaha ayaa u dhaxeeyey ganacstadaa waratadaha ah ee suuqa iyo booliiska kadib markii goobahooda ganacsi laga burburiyey taasi oo ka dambeysay markii ay kasoo ashtakoodeen dukaamada ay ku horganacsadaan.

Mudane Jamaal Maxamed ayaa sheegay in Safaarada Soomaaliya Kenya ay taageersan tahay sidii ay dowladda Kenya u garab istaagtay ganacsatada Soomaalida.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here