Dhagayso: Ciidamada Puntland oo qeyb ka ah dagaalka Dac-dheer

Ciidanka-PuntlandIyadoo uu saakay dib u xoogeystay dagaalka ka socda deegaanada dac-dheer & Miir-cowleed ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in dagaalkaas ay ka qeyb qaadanayaan Ciidamo katirsan Maamulka Puntland.

Nabadoon Yaasin Maxamed Gaani Oo ka mid ah Waxgaradka Galmudug ayaa sheegaya in colaada ka taagan gobolka galgaduud ay ka dambeyso maamulka puntland .

wuxuuna sheegay in ciidamada liyu boolis ay doonayaan in deeganadood ay ka barakiciyeen shacabka Galmudug si ay u soo dagaan Reer guuraaga Puntland.

Dadka Reer Guuraga ah ayaa Arkay Ciidamada Maamulka Puntland oo ka barbar dagaalamay Ciidamada Liyuu Boolis si halkaa looga Barakiciyo Shacabka Galmudug.

Halkaan ka dhagayso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here