Dhagayso: Ciidamada Badda Soomaaliya oo la dagaalamaya

Ciidamada Badda Soomaaliya
Ciidamada Badda Soomaaliya

Shir jaraa’id uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho Taliyaha Ciidamada Badda Somaliya Maxamed Nuur Ufurow ayaa waxa uu ka hadlay arimo kala duwan.

Ugu horeyn waxa uu sheegay Taliyuhu inay la dagaalami doonaan maraakiibta shisheeye ee badda Somaliya sunta ku shubaya waxaana uu tilmaamay inay ku dadaali doonaan ilaalinta Biyaha Somaliya.

Taliye Maxamed Nuur Ufurow ayaa sidoo kale sheegay inay dayactir kusameeyeen Doomihii fadhiyey oo noqon doona sida uu hadalka udhigay kuwii badda Somaliya lagu ilaalin lahaa iyo Ciidamo Badda qaabilsanaan doona ay sameeyeen.

Halkaan ka dhagayso:

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here