Dhagayso: Cawaale oo abaalmarin loo magacaabay

Cawaale Aadan oo ku guuleeystay abaalmarin Caalami ah
Cawaale Aadan oo ku guuleeystay abaalmarin Caalami ah

Fannaanka Soomaaliyeed Cawaale Aadan ayaa sanadkan ka qeybgalaya tartan caalami ah oo sanadkiiba mar loo qabto fannaaniinta qaarada Afrika. Tartan kan ka horreeyay waxaa ka qeybgalay fannaanka K’naan Warsame, waxaana qofka ku guuleysta uu abaal marin u heli doonaa $1million.

Halkaan ka dhagayso wareysi uu siiyay BBC-da:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here