Dhagayso: Booliska Minnesota oo baaraya dil loo haysto askari Soomaaliyeed

Duqa magaalada Minneapolis Betsy Hodges iyo Taliye kuxigeenka ciidanka booliiska ayaa shir jaraaid kuwada qabtey magaalada Minneapolis, waxaana ay ku shaaciyeen in labada sarkaal ee Mohamed Nuur iyo Methew Harati lagu eedeeyey falka dilka haweenayda u dhalatey Australia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here