Dhagayso: Arday Soomaaliyeed oo ciidannimo ka barata dalka Turkiga

xasan-saraakiil-soomaali-turkiga-2-1Dalka Turkiga waxaa ku sugan dhallinyaro badan oo Somali ah oo kujirta tabar ciidan.

Ardeydaasi waxay bartaan kulliyadaha ciidamada ee kala duwan, sida kuwa cirka, badda iyo dhulka.

Qaar kamid ah ardeydaasi waxaa la kulmay Cabdiraxman Koronto oo Weydiiyay marka hore inay ku bilaabaan magacyadooda iyo waxa ay kala bartaan.

Halkan ka dhagayso wareeysiga:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here