Dhagayso: Adeega VISA oo Muqdisho laga hir galiyay

Bangiga Premier ee Soomaaliya oo horey u hirgeliyey adeegyo ay ka mid yihiin kaarka lacagaha lagu bixiyo ee Master Card ayaa hadda bilaabay adeegga kaarka ee VISA Card.

Adeegan ayaa u saamaxaya qof kasta oo Soomaaliya jooga oo haysta Card Visa ah inuu lacagaha kala baxo mashiinnada lacagta ee Bangiga Premier ee Somalia, iyo dunida oo dhan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here