Dhagayso: Adeega Viber Optik-a oo Hargeysa la geeyay

Fiber-Optic
Fiber-Optic

Somaliland, ayaa markii ugu horeeysay laga hirgaliyay Hanaanka Internetka ee Badda hoosmara ee loo yaqaan Viber Optik, oo ay ku baxeyso lacag gaareyso ilaa 50 Million oo Dollar.

Mashruucaan oo haatan gaba gabo ku dhow, islamarkaasna ay hirgalisay shirkada Som Caple.

Madaxa Suuq geynta Shirkadaas, Maxamed Cabdi Samad Cumar, ayaa waxa uu sheegay, in Adeega Viber Optik uu wax weyn kusoo kordhin doono bulshada ku nool Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya.

Halkaan ka dhagayso:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here