Dhagayso: Aabe iyo Labadiisa Carruur oo ku Dhintay Qaraxii Lafoole

Aabe iyo Labadiisa Carruur oo ku Dhintay Qaraxii Lafoole
Aabe iyo Labadiisa Carruur oo ku Dhintay Qaraxii Lafoole

Ugu yaraan 18 qof ay ku dhintay Bambaano nooca wada dhinaceeda la dhigo oo ku qaraxday gaari rakaab ah oo marayay meel ku dhow deegaanka Lafoole, inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye.

Maamulka degamada Afgooye ayaa u sheegay VOA in 18 qof oo ka mid ahaa 20 rakaab ah oo saarnaa baskaasi ay dhinteen, labada kalena ay dhaawacyo halis ah soo gaareen.

Mid ka mid ah ehellada dadkii masiibadaa naftooda ku waayay ayaa ka hadashay sida uu warku ku soo gaaray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here