Dhagayso: 10 qof oo ku dhimatay dagaal maalinkii 2aad ka socda duleedka Jowhar

Dagaalka_Kismaayo_FPUgu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay tira kalena wey ku dhaawacmeen, ka dib markii ay sii xoogeysteen  dagaalo beeleedyo maalmahan ka socday duleedka mgaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe.

Dagaaladan ayaa ka bilowday muran labada beelood ee diriraya u dhaxeeya oo ku aadan la’aanshaha dhul beereed.

Shalay ayaa madaxweynaha Somalia mar uu booqday Jowhar waxa uu ugu yeeray beelaha dagaalamaya in colaadda ay joojiyaan oo miiska wada xaajoodka ay isugu yimaadaan.

 

Wareysiga dagaalkaasi halka hoose ka dhageyso.

https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2013/11/Dhageyso-Wareysiga-Gudoomiye-Cabdi-Jiinow-VOA.mp3

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here