Dhaarinta xildhibaanada oo iminka si toos ah u socoto

Waxaa haatan si rasmi ah uga socdo hoolka garoonka Adan Cade dhaarinta xildhibaanada cusub.

Dhaarta oo si toos ah ay u tabinayaan idaacadaha Muqdisho qaarkood ayaa waxaa xildhibaanada loo wacayaa sida ay magcahoodu isugu dhawyihiin iyadoo markaa si wada jir ah loogu dhaarinayo kitaabka Qur,aanka Kariimka.

Hada gudiga dhaarinta ayaa xildhibaanada siiyey 10 daqiiqo oo ay ku tukanayaan salaada Maqribka oo haata la tukanayo xiliga Soomaaliya.

Wixi kudoo kordha dib uga dheeho Midnimo.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here