Aqalka Cad ee dalka Maraykanka ayaa shalay Katherine Dhanani u magcaabay safiirka cusub ee dalka Maraykanka u fadhiya Somalia, waxayna noqonaysaa safiirkii ugu horreeyey ee Maraykanku Somalia u magcaabo tan iyo 1991kii.
Dowladda Somalia ayaa iyna soo dhaweysay magacaabista safiirkan.
Halkan ka dhagayso warbixin arintaas la xiriirta: