DF oo hakisay Baasaboorka Soomaaliga ee lagu qaato dal ku galka Sudan

Gaafoow
Gaafoow

Hay’ada socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, ayaa sheegtay ineey si KMG ah u hakisay in Baasaboorka Soomaaliya lagu qaato dal ku galka Sudan.

Tallaabadan ayaa la sheegay in ay ka dhalatay, kadib markii Soomaali badan oo tahriib doon ah ay ku dhimatay Badda u dhaxeysa Liibiya iyo Talyaaniga.

Taliyaha Hay’adaasi Cabdulaahi Gaafoow Maxamuud, oo wareysi gaar ah siinayay Idaacada BBC-da, ayaa sidan u sheegay..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here