DF oo 20 qof u xirtay weerarkii shalay ee Hoobiyaasha

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay 20 qof ay u soo qabatay hoobiyayaashii shalay lagu tuuray dhinaca madaxtooyada Soomaaliya.

Weerarkaasi hoobiyayaasha oo ku dhacay xaafado u dhow madaxtooyada, ayaa waxaa ku geeriyooday 5 qof, ayada oo tiro intaas ka bandanna ay ku dhaawacmeen.

Afhayeenka wasaaradda amniga Soomaaliya Cabdi Kaamil Macallin Shukri, ayaa sheegay in sidoo kale ay soo qabteen baabuur iyo hub loo adeegsaday weerarkii shalay.

Wasaaradda Amniga waxay sidoo kale soo saartay amar lagu mamnuucayo hubka sharci darrada ah ee saaran gaadiidka raaxadda ah ee magaalada laga

Halkaan ka dhagayso warbixin ku saabsan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here