Del Piero oo ka tagaya Sydney FC

Del Piero oo tagaya Sydney FC
Del Piero oo tagaya Sydney FC

Alessandro Del Piero ayaa xaqiijiyay in xilligii u cayaarayya kooxda Sydney FC uu dhammaaday, balse ut he may return in another capacity.

Xiddigii horre Juventus ayaa la sheegayaa in uu ku laaban doono dalka Talyaaniga.

Del Piero, waa 39-jir,waxaana la sheegayaa in uu sii joogi doono dalka Austrelia.

Wuxuu soo dhammeen doonaa xirfadiisa isagoo dhaliyay 24-gool sidda lagu shaaciyay Website-ka kooxda.

“Waxaan rabaa in aan u mahad celiyo maamulka iyo kooxda Sydney FCm waqti wanaagsan ayaan ku soo qaatay Australia”,” Del Piero ayaa siddaas yiri.

Del Piero ayaa sii ahaan doono hoggaamiye dhammaan kooxda cayaar ay la yeelan doonaan Juventus bisha August, sidoo kale wuxuu noqon doonaa safiirka tartanka AFC Asian Cup ee lagu qabanaayo dalka Australia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here