Dekedda iyo Horseed oo ku ballabsan horyaalka kubadda kolayga

Garoonka kubadda kolayga ee Wiish
Garoonka kubadda kolayga ee Wiish

Garoonka Wiish ee degmada Cabdicasiis waxaa si habsami leh uga socda tartanka kubadda kolayga.

Illaa siddeed koox ayaa ka qaybgalaya tartanka.

Galabta oo Jimco ah cayaar adag waxaa ku ballansan kooxaha Dekedda iyo Horseed.

Cayaartan waxaa kaloo yaalla koob lagu maamusayo halyeey Aadan Yabarrow Wiiish oo ku geeriyooday qarax ka dhacay Muqdisho labo sanno ka hor.

Labadan koox waxa ay mid yihiin afarta koox ee ugu sareeya horyaalka.

Kala soco natiijada bigga Midnimo.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here