Dekedda & Gaadidka oo galabta ku ballansan KOONIS

Jeenyo & Dekedda oo ku balsan Koonis
Dekedda & Gaadidka oo galabta ku ballansan KOONI

Kooxaha Dekedda iyo Gaadidka ayaa galabta kulan ka tirsna horyaalka kubadda cagta ee Soomaliya ku cayaari doona garoonka Koonis ee degmada Cabdicasiis.

Labada koox ayaa ka cararay in ay dib ugu laabtaan heerka labaad ee horyaalka, maadama ay ku kala jiraan kaalmaha lixaad iyo 7-aad ee kala horreynya horyaalka.

Dekedda ayaa leh 11 dhibcood, halka kooxda Gaadidka ay ka lee dahay 8 dhibcood.

Kulankan kii ka horreeyay ee horyaalka waxa ay labada koox ku kala baxeen barbardhac gool iyo gool, balse macadda galabta waxa dhici doona.

Horyaalka kubadda cagat ee Soomaaliya ayaa soo gaaray meel xiiso badan, waxaana haray dhowr kulan.

Kooxda Savaana ayaa hubanti noqotay in ay ka hartay horyaalka heerka koowaad iyadoona u laabtay heerk labaad ee C-da maadama dhammaan kulamadii ay cayaartay laga adkaaday.

Natiijada cayaartan kala soco Bogga Midnimo.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here