Deg Deg:Siyaasi goordhow lagu dhaawacay Sool

War goor dhow nasoo gaaray ayaa waxa uu sheegayaa in magaalada Laas-caanood ee Xaruunta gobolka Sool lagu toogtay nin Siyaasi ah halkaas dagan oo layiraahdo C/casiis Xuseen.

Wararku waxa ay sheegayaan in dhaawaca Soogaaray Siyaasigaan uu yahay mid Qatar ah.

Gudoomiyaha gobolka Sool ayaa BBC-da u shegay in la qabtay laba nin oo Biskoolado sitay oo lagu tuhunsanyahay ineey falkaasi geysteen.

Dhacdadaan ayaa ahayn mid ku cusub magaalada Laas-caanood, waxaanamagaaladaas horay loogu dilay masuuliyiin katirsan maamulka Somaliland, iyo Wariyayaal.

Wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco Midnimo.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here