War hada soo dhacay ayaa sheegaya in Pepe, laga saaray line-upka ciyarta cawada dhex mari doonta Realmadrid Iyo Barcelona.
Laakiin Sergio Ramos, ayaa lagu wadaa inuu ciyaaro booska Pepe, waxaana wehlin doona wiilka da’da yare e Varan.
Ciyaarta oo goordhow bilaaban doonta natiijada kasoo baxda waxaan idinkugu soo gudbin doonaa wararkeena xiga insha alaah