DEG DEG: Yaxaas saaka Webiga Shabelle ee mara Jowhar qof ku qaaday

Breaking-News53-300x168Warar goor dhaw naga soo gaaray Magaalada Jowhar ayaa sheegaya in saaka aroortii Yaxaas uu Webiga Shabelle ee Jowhar dhexmara cunug ku qaaday.

Qof ka mid ah dadka kalluunka ka jilaabanayey Halka falka uu ka dhacay ayaa usheegay Idaacada Asal ee Magaalada Jowhar inuu arkayey Yaxaas sii wata cunug ay wada jilaabanayeen malaay.

Buundada Degmada Jowhar ayaa waxa buux dhaafiyey Saaka dad farabadan kuwaasi oo ka xumaaday cunuga uu Yaxaaska ku qaaday Saaka Webiga Shabelle.

NAGA FILO WAREYSI KUSAABSAN ARINTAASI INSHA ALLAH

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here