DEG DEG: Rasaas ka dhaceysa Wajeer & Xarumo la weeraray

Breaking-News53-300x1682Warar goor dhaw naga soo gaaray Gobolka Wuqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in weerar xoogan lagu qaaday fariisimo ciidanka dawlada Kenya ku lahaayeen Magaalada Wajeer.

Koox Hubeysan ayaa waxay weerar ku qaadeen Xarun ciidanka Booliska Kenya oo ku taalla Magaalada Wajeer ee Gobolka Wuqooyi Bari Kenya.

Ilaa hadda lama oga weerarkaasi cida qaaday iyo khasaaraha ka dhashay inta uu la eg yahay.

Sidoo kale warbaahinta Al Shabaab ayaa waxay sheegeen in la weeraray Xarun Kalaab ah oo lagu caweeyo (CLUB EVENING) taasi oo laga yaabo in dad badan ay ku waxyeeloobaan maadama dad ay kusugnaayeen Kalaabkaasi.

Wixii warar ah ee kasoo kordha dagaalka ka socda Wajeer dhexdeeda dib kala socda insha allah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here