Deg Deg: Qarax lala beegsaday Xaruunta Baarlamanka DF

War goordhow naga soo gaaray magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in qarax aad u xoogan laga maqlay Xaruunta Golaha Shacabka oo xiligaasi shir uga soconayay Xilibaanada.

Qaraxaan oo aan wax faah faahin dheeraad ah laga haynin, ayaa waxaa la sheegayaa inuu ahaa Gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa.

Wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco Midnimo.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here