DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho//Faah faahin Hordhac ah

Breaking-News7-300x168

War goor dhaw naga soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in Qarax Xoogan laga maqlay wadada Maka Al Mukarama gaar ahaan meel ku dhaw Taalada Sayidka  iyadoo warar iskhilaafsan kasoo baxayaan qaabka qaraxaasi udhacay.

Qaraxa ayaa waxa lala Eegtay Gaari nuuca Raaxada ah waxaana la ogeyn cida lala beegsaday waxaana dadka goob jooga ah ay sheegayaan in gaariga laga soo saaray nin dhaawac halis ah soo gaaray.

Ciidan katirsan kuwa dawlada Soomaaliya ayaa meesha qaraxa uu ka dhacay.

Faah faahino badan weli ma heyno oo qaraxaasi kusaabsan iyadoo ciidanka dawlada ay diideen in laga ak dhawaado meesha uu ka dhacay.

Wixii kasoo kordho qaraxaasi dib kala socda insha allah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here