DEG DEG: Kulan Golaha Wasiirada uga Socdo Magaalada Muqdisho

breakingnews

Warar goor dhaw nasoo gaaray ayaa waxay sheegayan in Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya uu hadda kulan uga socdo Magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa waxa shir gudoominaya sida la sheegay Wasiirka Wasaarada Amniga Qaranka Soomaliya Khaliif Axmed Ereg waxaana looga hadlayaa Amaanka Dalka.

Si gaar ah Kulankaasi waxa lagu gorfeeynayaa weeraradii ugu dambeeyey ee ka dhacay Muqdisho oo qaraxii Ismiidaaminta xalay ugu dambeeyey ee ka dhacay Barxada Iskaashatooyinka ee Degmada Xamar Weyne.

Wixii kasoo kordho kulankaasi Golaha Wasiirada usoconaya iminka dib kala socda insha allah

1 COMMENT

  1. boobka lagu hayo shacabka mogdisho aar goosi qabiilka siyaasad aan soomalino ku dhisneyn in abdi weli uuu galo heshiis xaraan ah si markuu shacab walaalo ah colaad dhex dhigo ayuu rabaa in uu u cararo qurbo jiifkii 23 uGu danbeysey nolol u aheed wuxuuu hubeynayaa ina adeeerkiis fartaag waloow axmed madoobe taas uu u arko siyaasad isku dir boobka dhinac walbo ah ooo ku socdo ma xaqbaa in can canshuurta mogdisho la boobo maxa xalaalbaa in amni xumida uu mas,uulka yahay yuulka aan la jecleyn wax wanaag ah maamulka mogdisho reeer mogdisho dulmiga ku socdo wey u jeedaan lakiin waxay ku guuleyteen in ay aduunka tusaan in beelaha darood aysan dan ka laheyn soomalino ay u socdaan boob dhac sadbursi aargoosi qabiil yadooo beel gaar ah lagu noqdo weerar dhinac walbo ah is hubeynta beelaha soomaliyeed waxay keeni kartaa in la tuso in nabad ay dan u tahay soomali oo dhan wasiir ereg waxaad tahay shaqsi jiran sida abdi weli aad qalbiga ka xanuunsan tahay siyaasad yuulka kuu dhiibey in laguugu diro beeshaada waa nasiib daro kale kibir fashilka socda boobka maamula hadii lacag aan la siin side ku wadi karaaa ama u hormarin karaaa amniga maxaaa loogugu soo wareejin waayey boliiska iyo nabad sugida gobolka banaadir 70% dhaqaalaha ka soo xarooda dekada iyo garoomada waxa leh shacabka reer mogdisho in hantida mogdisho la boobo waaa dulmi la arki doono qofkii ku qasaaro cadow shirqoolka waday wuuu soo socdaaa lakiin guusha soomalida xalaasha ah ayaa leh dhulbalaarsiga beesha abdi weli gaas yuulkana uu rabo shacab deegaanka in uu dhex dhigo colaad beeleed waa siyaasad aadan aqoon u leheyn ayaad ciyaareysaa al arki doono fidno wey hurudaa waad kicineysaa waxba been yaan leysku madadaalin beelaha qaarkod ma rabaan dowladnimo waayo waxay ku taajireen dhiiga shacabka iyo geerida masaaakiinta soomaliyeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here