Deg deg: Doorashada oo si rasmi ah hada u bilaabatay


Waxaa hada si toos ah u bilowday cod bixinta ay xildhibaanada kusoo dooranayaan madaxweyne cusub oo uu yeesho Soomaaliya.

Gudoomiyaha baarlamaanka, Prof. Maxamed Cismaan jawaari ayaa lagu bilaabay iyo ku xigeenadiisa codad dhiibashada, waxaana hada si caadi ah u socda doorashada.

Wareega koowaad ayaa la tirin doonaa marka ay soo gaba gabowdo cod bixinta oo si toos ah aad ugala socotaan bogaan Midnimo.com

Wixi kusoo kordha kala soco Midnimo.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here