DEG DEG : Dab ka kacay Galabta Suuqa Shidaalka Jowhar

breakingnews

Wararka goor dhaw naga soo gaaray Degmada Jowhar ayaa sheegaya in dab Xoogan uu ka kacay Meel Shidaalka lagu Iibinayey oo ku taalla Agagaarka Siinaay Xaafada Hanti Wadaag.

Wariye katirsan Idaacada Asal ayaa noo sheegay in Dab uu yahay mid aad uballaaran waxaana goobta iminka ka socda Gurmad lagu daminayo Dabkaasi.

Halka Dabka ka kacay waxa yaalla Kunteenaro badan oo lagu keydinayey Shidaalka.

Faah faahino dib kala socda insha allah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here