Deg Deg: Ciidamada Nabadsugida oo goordhow xiray Jen. Gabre & siyaasiyiin Soomaali ah

Ciidamada Nabadsugida
Ciidamada Nabadsugida

War goordhow naga soo gaaray magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in ciidamada Nabadsugida ay hoygiisa kala baxeen Jen. Gabre iyo rag kaloo Soomaali ah.

Lama oga sababta ka dambeysa xirista Jen. Gabre oo lagu sheego inuu yahay ninka daaha gadaashiisa ka maamula Siyaasada Soomaaliya.

Wixii war ah ee kusoo kordha waan idiin soo gudbin doonaa..

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here