Deg Deg: Ciidamada Danab & kuwa Mareeykanka oo weeraray al-shabaab

ciidamada_kumaandoosta ee Danab
ciidamada_kumaandoosta ee Danab

Hey’adda nabad sugida Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in ciidamada sida gaarka u tababaran ee Danab oo garab helaya ay weerar dhinaca cirka iyo dhulka uga qaaden Al Shabab.

Howlgalka ayaa ka dhacay gobolka Shabeelada Hoose sida NISA ay ku soo qortay barteeda Twitterka.

Warkaan oo faah-faahsan goordhow naga fisha insha Allah..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here