DEG DEG: Banaanbax Rabshad wata oo ka socda Guriceel & Taayaro la gubayo

Breaking-News53-300x168Warar goor dhaw naga soo gaaray Degmada Guriceel ee Gobolka G/gaduud ayaa waxay sheegayaan in Halkaasi uu ka socdo Banaanbax Rabshad wata oo ay dhigayaan shacabka ku dhaqan Degmadaasi.

Iskusoo baxani ayaa looga soo horjeedaa in ciidanka Ahlusuna laga saaro degmadaasi waxaana dadka banaanbaxa dhigaya ay gubayaan Taayaro mararka qaarna waxay tuurayaan dhagaxaan ay la bartilmaameedsanayaan goobaha ganacsiga.

Xalaada ayaa ah mid aad u kacsan iyadoona dadka dibadbaxa ka qeyb galaya ay sii kordhayaan.

Wixii kasoo kordho Xaalada Degamda Guriceel dib kala socda insha allah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here