DEG DEG: Banaanbax ballaaran oo ka socda Magaalada Jowhar

Breaking-News53-300x168Banaanbax Ballaaran ayaa waxa uu maanta ka dhacay Ka socdaa Degmada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe.

Dibadbaxa ayaa waxa ka qeyb galaya qeybaha kala duwan ee Bulshada waxaana sidoo kale goob joog ah Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Sh/dhexe iyo Maamulka Degmada Jowhar.

Iskusoo baxani ayaa waxa uu yahay mid lagu taageerayo R/wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.

NAGA FILO SAWIRO IYO CODADKA BANAANBAXA LAGA JEEDINAYO INSHA ALLAH

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here