Dastuurka Cusub ee Soomaliya

Idaacadda VOA waxay boggan ugu talagashay inay ku soo daabacdo cutubyada uu ka kooban yahay Qabyo-Qoraalka Dastuurka Cusub ee Soomaaliya.

Maalin kasta waxaan halkan ku soo daabacaynaa hal cutub. Fadlan akhriso oo dhuux cutub-walba, kadibna ka qeyb-qaado aragti-uruurin ay idaacadda VOA ka samaynayso dastuurka. Fadlan taleefonkaaga noogu soo dir email-keena somali@voanews.com.

Barnaamijka Madasha Dastuurka (Q-3aad)

Waa qeyb kale oo ka mid ah barnaamijka Madasha Dastuurka oo ku saabsan qaybo-qoraalka dastuurka ee loo sameynayo Somalia.

Barnaamijka Madasha Dastuurka (Q-2aad)

Waa barnaamijk aanu kaga hadalno dastuurka qabyo-qoraalka ah ee Somalia loo sameynayo, waxana ka qeyb qaadanaya khubaro dastuurka taqaan

Barnaamij Cusub: Madasha Dastuurka

Madasha Dastuurka waa barnaamij gaar ah oo aan kaga hadlayno dastuurka qabyo-qoraalka ah ee DKMG ee Somalia

Dastuurka Cusub: Cutubka 16aad – Qodobbada Guud

Boggan waxaad ka akhrisan kartaa cutubka 16aad ee qabyo-qoraalka dastuurka oo ku saabsan qodobbada guud.

Dastuurka Cusub: Cutubka 15aad Sugidda Nabadda iyo Ammaanka Qaranka

Boggan waxaad ka akhrisan kartaa cutubka 15aad ee qabyo-qoraalka oo ka hadlaya sugidda nabadda iyo ammaanka qaranka.

Dastuurka Cusub: Cutubka 14aad Maaliyadda Guud

Boggan waxaad ka akhrisan kartaa cutubka 14aad ee Qabyo qoraalka oo ku saabsan Maaliyadda Guud.

Dastuurka Cusub: Cutubka 13aad – Hay’adaha Dowlad-Goboleedyada

Boggan waxaad ka akhrisan kartaa cutubka 13aad ee Qabyo Qoraalka oo ka hadlaya Hay’adaha Dowlad-Goboleedyada

Dastuurka Cusub: Cutubka 12aad Heerarka kala Duwan ee Shaqaalaha dowladda ee Rayidka

Boggan waxaad ka akhrisan kartaa Cutubka 12aad ee Qabyo-qoraalka oo ku saabsan Heerarka kala Duwan ee Shaqaalaha dowladda ee Rayidka.

Dastuurka Cusub: Cutubka 11aad Guddiyada Qaranka, Xafiisyada iyo Hay’adaha Madaxa Bannaan

Boggan ka akhriso Cutubka 11aad ee Dastuurka Qabyo qoraalka oo ka hadlaya Guddiyada Qaranka, Xafiisyada iyo Hay’adaha Madaxa Bannaan

Dastuurka Cusub: Cutubka 10aad Garsoorka

Boggan waxaad ka akhrisan kartaa cutubka 10aad ee qabyo-qoraalka dastuurka oo ku saabsan Garsoorka.

Dastuurka Cusub: Cutubka 9aad Laanta Fulinta ee Federaalka

Boggan waxaad ka akhrisan kartaa cutubka 9aad ee qabyo-qoraalka dastuurka oo ku saabsan Laanta Fulinta ee Federaalka.

Dastuurka Cusub: Cutubka 8aad Baarlamaanka Federaalka

Boggan waxaad ka akhrisan kartaa cutubka 8aad ee Qabyo-qoraalka Dastuurka cusub oo ka hadlaya Baarlamaanka Federaalka.

Dastuurka Cusub: Cutubka 7aad Qaab-Dhismeedka Federaalka ee Jamhuuriyadda

Boggan waxaan ka akhrisan kartaa Cutubka 7aad ee dastuurka qabyo-qoraalka oo ka hadlaya Qaab-Dhismeed Federaalka ee Jamhuuriyadda

Dastuurka Cusub: Cutubka 6aad Matalaadda Shacabka

Boggan waxaad ka akhrisan kartaa cutubka 6-aad ee Qabyo-qoraalka Dastuurka oo ku saabsan Matalaadda Shacabka.

Dastuurka Cusub: Cutubka 5aad Dhul, Hanti iyo Degaan

Boggan ka akhriso cutubka 5-aad ee Qabyo-Qoraalka dastuurka cusub oo ku saabsan Dhul, Hanti iyo Degaan.

Dastuurka Cusub: Cutubka 4aad Waajibaadka Jamhuuriga ah

Boggan ka akhriso cutubka 4-aad ee dastuurka qabyo-qoraalka. Cutubkan wuxuu ka hadlaya “Waajibaadka Jamhuuriga ah”

Dastuurka Cusub: Cutubka 3aad Xuquuqda Aas-aasiga ah

Boggan waxaan ku soo gudbinaynaa cutubka 3aad ee Qabyo-Qoraalka Dastuurka oo ka hadlaya Xuquuqda Aasaasiga ah kana kooban 32 qodob.

Dastuurka Cusub: Cutubka 2aad Jinsiyadda

Halkan ka akhriso qoraalka Cutubka Labaad ee Qabyo-qoraalka Dastuurka cusub oo ka hadlaya Jinsiyadda, kana kooban 6 qodob.

Dastuurka Cusub: Cutubka 1aad – Baaqa Jamhuuriyadda

Halkan ka Akhriso cutubka koowaad ee qabyo-qoraalka dastuurka cusub ee Soomaaliya, wuxuuna ka kooban yahay 8 qodob.

2 COMMENTS

Comments are closed.