Darbi Jiifka Somaliland Oo Doonaya Gooni Isku Taag (Daawo)

Farqi weyn ayaa u dhaxeeyo markaad isbarbardhig ku samayso,caruurta iyo dadka waa weyn ee darbi jiifka ah Soomaliya Iyo Somaliland. (Halkan Ka Daawo Muuqaalada Labada Dhinac)

Markaa Dawato Muuqaladaan hoose waxaa ku soo baxay farqiga u dhaxeeyo darbi jiifyada ku dhaqan Somaliland Iyo Soomaliya taas oo ah in Darbi jiifka Soomaliya uu aminsanyahay dhibatada ku dhacday in ay tahay mid ka timid burburka qoyska iyo isku dhaca walidiinta kamana marna dhaqala xumada ka jirta Dalka.

Laakiin darbi jiifka Somaliland ayaa dhankiisa aminsan in ay sabab u tahay dhibatada ku dhacday mid ka timid wax uu ku sheegay faqashta taas oo ula jeeday Ciidamada Dowladii Kacanka ee Maxamed Siyaad Bare kuwaas oo duqaymo ka geestay deeganada Somaliland.

Hadaba nuxurka warbixintaan ayaa ah In ay meesha ka muuqato kala duwanaan aad u weyn markad u fiirisato Labadaan darbi jiif kaas oo ah in darbi jiifka muqdisho ku nool u hilmamay dhibatada 20 sano ka jirtay magalada muqdisho ila hadana ka socoto balse darbi jiifka Somaliland ayaan hilmaamin dhibatadi yareed ee soo gartay

1 COMMENT

  1. wax darbi jiif loo wareysto baan jirin waa in dhaqan celin loo sameeyo dibna loogu soo daraa bulshadii ay ka takoormeen halkii laga qayb galin lahaa siyaasadaan soomaliya oo jahawareersan mise hadii aan wax loo heyn camal baa looga dhigayaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here