Safiirki Hore ee Soomaaliya u fadhin jiray dalka Suudaan Prof: Mahdi abuubakar Maxamuud ayaa xalay ku geeriyooday Magaalada Khartuum ee xarunta dalka Suudaan
Allaha u naxariisto Danjiraha ayaa sida la sheegay Magaalada Khartuum u joogay daweynta Xanuuno mudo Hayay isla markaana uu u geeriyooday xanuunkaaso oo in muda ah la ildarnaa Marxuumka.
Marxuumka ayaa xalay fiidkii ku geeriyooday lhowga uu ka dehnaa Magaalada khrtoum eee Xarunta Dalkaasi .
Prof: Mahdi abuubakar Maxamuud ayaa jagooyin badan oo Safiirnimo ka soo qabtay Dowladihii soo maray dalka iasgoona hoaray Safiir uga soo noqday dadlaka Iiran Iyo Suudaan.
Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.