Golaha Qaranka Haweenka Masar ayaa ka careysan soo bandhig sharci oo ragga u ogolaanaya iney u kalmoodaan haweenkooda dhintay ilaa lix saac geeridooda kadib.
Qofka sharcigan soo hordhigay Golaha Baarlamaanka dalka Masar wuxuu fikaradan ka qaatay wadaad Muslim ah oo Marookaan ah kaasoo sheegay sanadkii hore u galmoodka sogooyinta ah la ogol yahay, tani waxay u bannaan tahay Haweenka, sidoo kale in iyagana Ragooda dhintay iney u kalmoodaan Lix saac kadib geeridooda.
Golaha Baarlamaanka wuxuu ugu yeeray in sharcigan ogolaanin, fursada taasi ku dhacdana wey yar tahay, maadaama buuq badan uu dhaliyay qodobkani ku jira sharciga kalmoodka dalka Masar.
Golaha Haweenka Qaranka Masar wuxuu sidoo kale ka fal celinayaa soo jeedinta sharci baneyneyo in Gabdhaha yaryar la mehrin karo wixii ka bilowda 14- sano.
Guud ahaan Haweenka dalka Masar ayaa sharcigani ka hadlaya Kalmood waxay ka muujiyeen qeylo, iyadoo maalmihii u danbeeyay dibadbaxyo ay ku muujinayeen sida ay ugu soo horjeedaan sharcigan ka dhigay magaalooyinka dalka Masar.
Warfaafiye.com
walahi dadkan waa kadareyn naag la aan maa heyso war alle ka baqa
Layaad barlamanka masar cajiib nin aduunyo jogow maxa aragti kulaban
Inaalilaahi wa inaaraajocuun Allow kuwaan naga qabo