Dagaalo ka dhacay Waajid

alshabaab-training4-450x300Ciidamo katirsan kooxda shabaab, ayaa lagu soo waramayaa ineey dagaal dhabo gal ah ku qaadeen, ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya iyo kuwa DF oo kusii jeeday Degmada Waajid.

Ilaa hadda ma cadda khasaaraha ka dhashay dagaalka dhacay Axadda maanta oo buuxa. Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool ayaa VOA u sheegay inuu jiro kahasaare soo gaadhay labada dhinac.

Maxamed Cabdi Tool waxa uu sheegay inay ururka aal-Shabab ka dileen maleeshiyo ka badan 20, dhinaca kalena waxa uu sheegay inay soo gudbin doonaan tiro-kob rasmi ah khasaaraha soo gaadhay dhinaca ciidanka huwanta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here