Dagaal ka dhacay Buula Mareer & Faah faahin kasoo Baxeyso

dagaal-deg-deg1

Wararka ka imaanaya Deegaanka Buula mareer ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheeagayaan in xalay halkaasi uu ka dhacay Dagaal xoogan waxaana kasoo baxaya warar is khilaafsan dagaalkaasi khasaaraha ka dhashay.

Dagaalka ayaa ka dambeeyey kadib markii ciidanka dawlada iyo Kuwa AMISOM ay weerar gaadmo ah ku qaadeen Dagaalyahano katirsan Xarakada Al Shabaab.

Ilaa hadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaasi waxaana ciidanka Al Shabaab ay sheegeen saraakiil u hadashay in khasaaro ay gaarsiiyeen ciidanka dawlada iyo kuwa AMISOM.

Inta badan Al Shabaab ayaa weeraro joogto ka fuliya deegaanaada hore looga qabsaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here