Dagaal dhex maray shacabka Xarar-dheere iyo Al-shabaab

al-shabaabTodobo ruux oo shan ka mid ah la sheegay in ay Shabaab ka tirsanaayeen, ayaa ku geeriyoodey dagaal duleedka Xarardheere ee gobolka Mudug shalay gelinkii dambe ku dhex maray maleeshiyaad ka tirsan al-Shabaab iyo kuwa degaanka ah, kadib markii ay isku qabteen bixinta Zako oo ay Shabaab dadka deegaanka ku amreen.

Halkaan ka dhagayso dagaalka Xarar-dheere:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here