Dagaal caawa ka dhacay magaalada Jowhar

War goordhow naga soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelada dhexe ayaa sheegaya in Caawa uu halkaasi ka dhacay dagaal culus.

Dagaalka ayaa la sheegay in uu u dhaxeeeyo Ciidamo ka wada tirsan Maleeshiyada dowlada ee laga maamulo wasaarada Gaashaandhigga, waxaana lagu soo waramayaa in uu dhex maray dagaal cuslus.

Dagaalka ayaa yimid ka dib markii siyaabooyin kala duwan dhinacyada ay isaga dileen ilaa laba askari, waxaana sidaa uga dhex qarxay dagaalka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here