Dagaal beeleed maalintii 3-aad ka socda Shabeellaha Hoose

War Deg-deg ahWararka naga soo gaaraya gobalka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya in halkaas ay ka socdaalo dagaalo u dhexeeya maleeshiyaad beelo ah oo isku heesta dhul daaqsiin.

Dagaalka ayaa ka billowday tuulo lagu magacaabo Aybuutey wuxuna ku fiday tuulooyinka Gumeysi-diid, Jannaale iyo kuwo kale oo dhammaantood ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.

Qaar ka tirsan waxgaradka deegaanka gobalka Shabeellaha Hoose ayaa ku baaqaya in dagaalada la joojiyo.

Wixii faahfaahin kala soco Bogga Midnimo.com

1 COMMENT

  1. The Truth:Dagaalada ka socodo SH. HOOSE- the war is between moryaan settlers from gobolada dhexe vs the natives of the region.
    Waxan leenahay isku xishooda, Somaaliyo dhan wa idiin jeeda. Waxaad boob, dhac ..billiqo u geeysateen umado maxaad ka heeysaan. Ti AAKHIRINA wa idiin sugeeysa. Maalin waliba, mar kasta waxa la idiinka cel/celiya wax aadan la heen: xoolo aadan la heen, guri aadan la heen, naago iyo niman aadan la heen, maqaalo aadan la heen, gobal aadan la heen ….hada waxaad keenteen in aad sheegtaan Number aadan laheen… bal Number 50 IYO AWDHEEGLE maxa Cadaado IYO HOBIYO ka galay?????? , darajo aadan la heen …, SHEEKH shan beri ma lugu noqda!! GENARAL ma leeska noqda???? in aad sheegtan qof aan idiinka dhalan tiraahadane “wan nin TOOL ah”. Sheekadi Daahir Aweyes wili wa taagantahay.
    Waxa la yiraahda:
    ” Mukulaal meeshey macaan ku barato eey macluul ogo dhimata”
    “Moryaane meeshey moos,cambe iyo babaay ku barato eey macluul ogo dhimata”
    GUSHA WAXEY U DAMBEEYSA DADKA GOBOLKA KA DHASHAY – EE TA HALA OGAADO.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here