Dadka Is-ticmaalla Talefoonka Iphone4 oo ka cabanaya Betarigiisa

Tira badan oo ah dadka is-ticmaalla Taleefonka Iphone4, ayaa ka cabanaya dhibaato ka heesata dhinaca Beteriga, taasoo ay ku dhow yihiin in ay ka tagaan ama ay iska tuuraan.

Waxa ay sheegeen in ceeb cusub  ku soo baxday taasoo ah, in si degdeg ah u dhacayo Betariga Taleefonka Iphone4.

Si kastaba, mid ka mid macaamiisha watta taleefonkan ayaa wakaaladda wararka Reuters u sheegay in markii u adeegsan waayay dhibaatada ka heesata Bateriga uu fariin dhinaca Emailka u diray maamulka shirkadda soo saarta taleefonka Iphone4.

Wuxuu sheegay qofkan in uu ku shaqeesan waayay taleefonka, maadama uu dhowr saac kaddib iska dhacaayo Beteriga.

Si la mid ah tobanaan kun oo kale, oo ka mid ah dadka isticmaala taleefonka Iphon4 ayay heesataa mushkiladan waxaana ay ku jahawareersan yihiin qaabka ay kaga gudbi karaan.

Shirkadda Apply, oo soo saarta Taleefonkan Iphone4 ilaa hadda wax jawaab ah kama bixin cabashada ka timid macaamiisha isticmaasha taleefonkan.

Sidaa oo ay tahay, mid ka mid ah dadka isticmaala taleefonkan, ayaa soo hindisay xal looga hortagi karo in uu dhaco Beteriga, waxaana uu ku baaqay in Beteriga Lock lagaliyo, markii aad cod u baahatid in aad dis lock dhihi karto, taasoo ah jidka looga bixi karo in uu Beteriga kaa dhaco.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

1 COMMENT

  1. mobYl iphone4 ah bn leeyahy dhibaataa iga hysata markaan is dhaho wax soo dhoolo goroyso wuxuu leyahy apple id gali wxan galiyaa gmailkayga iyo bas weerkay wan galiyey ila taliya maxaa emailka laga hormariyaa

Leave a Reply to maxmed Cancel reply

Please enter your comment!
Please enter your name here