Dacwad ka dhan ah Gaafoow & Walaalkiis oo Beesha Caalamka loo gudbiyay

Gaafoow iyo walaalkiis oo caalamka lagu dacweeyay
Gaafoow iyo walaalkiis oo caalamka lagu dacweeyay

Laf kamid ah Beesha Murusade ayaa dacwad ka dhan ah Taliyaha Nabadsugida Qaranka Soomaaliya General Gaafoow iyo walaalkiis u gudbisay Beesha Caalamka.

Qoraalka oo ay ku saxiixan yihiin Suldaanka Beesha Farculus/Murusade, Musharax Maxamed Maxamuud Guure (Wasiirka Howlaha Guud ee Galmudug) iyo laba musharax oo kale ayaa keenay in safiirka Mareykanka uu qoraal ka soo saaro doorashada Cadaado iyo musuqa ka dhacay isagoo eedeyn u jeediyay Taliyaha NISA.

dacwad-habarceyno-1 dacwad-habarceyno-2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here