Dab xalay ka kacay Suuqa Baydhabo

Suuqa-Bakaaraha1Suuqa Magaalada  Baydhaba ayaa xaley dab qabsadey, waxaana dabkaas ku hanti beeley  ganacsado dhowr ah oo dukaamadoodii aysan waxba ka badbaadin.

Dabkaan oo aan si rasmi ah loo xaqiijin waxa dhaliyay, ayaa baa bi’iyay ilaa 8 Dukaan.

 

 

 

Halkaan ka dhagayso warbixinta oo dhan:

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here